safaarad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Xaafiiska danjiraha. ld safaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

safaaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld safaarad.