sagaashameeye

Qaabnax: m.l.t.

Macnaha:

  1. Tiro qiyaas ahaan sagashan u dhow. ld sagaashameeyo, sagaashaneeye, sagaashaneeyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sagaashameeyo

Qaabnax: m.dh.t

Macnaha:

  1. ld sagaashameeye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sagaashaneeye

Qaabnax: m.l.t.

Macnaha:

  1. ld sagaashameeye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sagaashaneeyo