sagaashanaad

Qaabnax: Magac Lab Tiraale Jagaale | Noun Masculine Numeral Ordinal

Macnaha:

  1. Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma sagaashanka. ld saga-shamaad.