sagal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Daliigo cas-cas oo moodda galbeed u eg oo xilliga roobka aroortii cirka ku dhigma.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur