sahansanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sahansan. ld sahan-sanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sahansan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la sahmiyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur