sahansasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sahanso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sahanso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Meel dan laga leeyahay soo dayasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur