sahaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sahayso. ld sahaya-sho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sahayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Cunto sahay ka dhigasho. ld sahayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur