sahwiyidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg sahwi². ld sahwin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sahwiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Illowshaha wax la kala illaawo.1. Wax kala illaawid. 2. Feker dheer gelid (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sahwinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld sahwiyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0