sakal

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-lo, m.l)

Macnaha:

  1. Meel ciriiri ah. ld shakal¹.
  2. Meel ciriiri ah wax gelin. ld shakal².

shakal

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld sakal¹.
  2. ld sakal².