sakareed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tubaako shiidan oo xaashi qafiif ah lagu shubay oo la qiijiyo. ld sigaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sigaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tubaako shiidan oo xaashi khafiif ah lagu duubay oo laga qiijiyo. ld saka-reed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur