sal logardam
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-lal ..., m.l)
Macnaha:
- Tirada jibbaarkeedu la midka yahay logardamka tirada. Haddii logardamka x ee sal b (loo qoro logb x) yahay y, marka; b y = x . Salka logardamka caadiga ah waa 10.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

