salammadle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Shimbir Afrika ku nool oo aad u xoog badan, luqun iyo lugo dhaadheerna leh oo dusha ka madow hoostana ka cad oo cunaha hoos-tisa ku leh kiish dheer oo uu cuntada ku kaydsado. ld shalammadle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shalammadle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld salammadle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur