salfar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (kiim.) Curiye kiimiko ah oo summaddiisu tahay (S) atamka culays-kiisuna yahay 16 oo midab hurdi ah leh oo macdanta ama dhagxaanta karkarin looga miiro waxyaalo badanna lagu qabsado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur