salfududaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg salfudud. ld sal-fudayd, salfududaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
salfududQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-daa, -dayd)Macnaha:Qof wuxuu samaynayo aan ka fiirsan ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
salfududaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld salfududaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0