salgamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg salgan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
salganQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn oo nafleydu samayso.Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn samayn (nafley).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00