saliibiyiin
Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective
Macnaha:
- Ciidamadii masiixiga ahaa oo soo weerarey baytulmaqdis, Suuriya iyo meelo Falastiin ka mid ah, qarnigii kow iyo tobnaad ilaa qarnigii saddex iyo tobnaad.
Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective
Macnaha: