saliilyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareen jiriirico leh oo jirka ku fida marka ilkaha ciid iwm gaaraan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur