sallaatulqasri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld salaatulqasri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

salaatulqasri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Salaadda oo la soo gaabiyo waqtiyada lagu jiro safarrada dhaadheer oo aan la istaageyn. ld sallaatulqasri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur