salladnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg salladan. ld salad-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

salladan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Macnaha:

  1. Ku s.: wax, wax kale dhibaato joogto ah ku sameeya ahaansho. ld sallidan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur