sallax-barafeed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (juqr.) Cuf ballaaran oo baraf ah oo daboola dhulal ballaaran ee ku dhaca cirifyada; sallaxa barafka dushiisu sida badan waa simanyahay. Baraf gogollada Giriinland iyo Antaartika waa kuwa keliya o waaweyn oo imminka jira.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur