salooganQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)Macnaha:Xarig iwm wax isku marmay noqosho. 2. Nafley caato noqosho.Xarig iwm wax la soohay ahaansho.