salsal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hees awrta loogu heeso.
  2. U s.: awr u heesid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur