salxo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wejiga korkiisa, labada meelood oo kor u jiidan oo aan timaha lahayn ee foodda labadeeda dhinac ku taal. ld salxanyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

salxanyo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld salxo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur