samaloho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-hayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. ld samalaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

samalaha

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-hayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Xilliga xagaaga waqti roobab badani ka da'aan Galbeed (Karan). 2. Xilli roobaad. ld samaloho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur