samawadeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)Macnaha:Qof wanaagga iyo samaanta jecel oo bulshada dhexdeeda ku baahiya.