sambacaraar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Sanka intiisa hore oo jilicsan. ld sambacaroor.

sambacaroor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld sambacaraar.