samcan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Nafley karti, awood, qurux iwm oo kuwa kale kaga duwanyahay leh ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur