sancayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sancee. ld sancays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sancee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-ceeyay, -caysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax samayn. Tus. “Cali baa dhob dheri ka sanceeyey. 2. Wax daaweyn”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sancays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld sancayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur