sangal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Kintir. 2. Sangaalle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kintir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Xubin yar oo jilicsan oo u eg dhoorka digaagga oo ku taal xubinta taranka haweenka, kuna shaqo leh dareenka macaansiga galmada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sangaalle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tixri sanka geela iyo ariga gudihiisa ku dhasha. ld sangal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur