saniifad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Gabal maro ah oo lagu tolo maro kale oo ka midab duwan. ld saanifad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saanifad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld saniifad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur