sannaabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Cunto yar oo aan qof weyn ku filnayn. ld sannahaabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sannahaabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld sannaabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur