sannaarin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sannaari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sannaari

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Ka s.: nafley ka qaylisiin. 2. Ka s.: wax ka dhawaajin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur