sannahaabee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)

Macnaha:

  1. ld sannaabee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sannaabee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)

Macnaha:

  1. Cunto yar oo aan ku filnayn qof weyn siin. ld sannahaabee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur