sannifaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Curinta wax la curiyo. 2. Xanaaqidda sabab la'aan wax loo xa-naaqo. 3. Dhaawac yar oo xabbad, waran, iwm jirka nafleyda gaarsiiyaan. 4. ld sannif¹.

sannif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Gabay iwm oo la curiyo. 2. Dhaawac yar oo aan haragga dhaaf-sanayn. ld sannifaad.
  2. 1. Wax hor leh hindisid. 2. Dhaawac aan haragga dhaafsanayn cid gaarsiin. 3. Cid sabab la'aan ugu xanaaqid.