sanoobir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Geed abaareed aad u dheeraada oo qurux iyo waxtarba isku darsaday oo leh, caleemo dhuudhuuban, cutub-cutub isugu xiran oo cirbad la moodo iyo miro isku duuban oo korka kurtumo yaryar iyo toxob ku leh oo alwaaxdiisa waxyaalo badan laga sameeyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

