santaagid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg santaag².

santaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kibir iyo isla weyn.
  2. 1. Kibir iyo islaweyni muujin. 2. Ka s.: wax nicid.