santaroomeer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ro, m.dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Qayb-ta ka midka ah koromosoomyada ee aan lahayn hiddo-side.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur