santeec

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ku tiirsanaanta lagu tiirsanaado derbi, kursi iwm.
  2. Kursi, derbi iwm ku tiirsasho.