santeecsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Qof wax derbi, kursi iwm ku tirsan ahaansho.