santuurnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg santuuran. ld santuurnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

santuuran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Hal wax la santuuray ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

santuurnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld santuurnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur