saqaafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld saqaafe.Macne la'aan socosho. ld saqaafee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
saqaafeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Socod warwareeg ah oo lagu qaraabto. ld saqaaf¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
saqaafeeQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-feeyay, -feysay)Macnaha:ld saqaaf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00