saqiirsuujis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. S. ah: Qof dumar ah oo ilmo yar si xun u xannaanaysa. 2. ld siqiirsuujin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur