saraadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg saraad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
saraadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Wax dhici doona oo la sii sheego. 2. Calaamado iyo dhacdooyin tus-meeya wax dhici doona.1. Wax dhici doona mala-awaalid. 2. Dhacdooyin tilmaamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0