saraadin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg saraadi. ld saraadis.

saraadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax dhici doona mala-awaalid.

saraadis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld saraadin.