sarajoog

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Taagnaanta qof taagan-yahay. 2. ld sarajoogid.
  2. Qof wax taagan noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sarajoogid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sarajoog². ld sarajoog¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur