sarasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg saro².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Sumoobidda wax sumoobaan. ld sadho.
  2. Wax dillaac yar u yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur