sarbid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sarab².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sarab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ulo dhuudhuuban oo wax lagu dhiso.
  2. Ulo yaryar meel ku teedid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur