sardhaban

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. S. ah: cudur halis ah oo Ilaahay nafleyda u fududeeyey.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur