sarkooma

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Kansarka sooha xiriirka cudurkan wuxuu ku dhici karaa meelwalba oo jirka ka mid ah, maadaama uu ka kaco sooh xubin wax ka sameeya ee uusan gaar u ahayn xubin khaas ah. Wuxu ka kici-karaa: sooh mayraxeed, muruq, baruur, laf, carjow, xuubka xubno isgoysyada (synovium), xididdada dhiigga iyo liinfada iyo soohyo kala duwan oo kale.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur