sarrifasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sarrifo.

sarrifo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-ftay, -fatay)

Macnaha:

  1. Lacag isku taal jajab u beddelasho.